Hay,ada Harweyn Foundation oo Ceel Biyood ka Hirgelisey Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobalka Bakool.

0
348

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa la galeyaa xili jiilal ah oo inta badan ceelasha ku yaala degmooyinka ay go,ayaan maadaama dad iyo duunyaba ay isagu imaaneyaan xiliyadaan oo kale ayaa Degmada xudur ee xaurunta gobolka bakool  laga hirgeliyey mid ka mid ah ceelbiyood ay aad uga baahi qabeen bulshada ku nool degmada xudur .

Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here