Wasaarada Waxbarashada KG oo Daahfurtay Waxbarashada Xaaladaha Deg-dega ah.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Mohamed Abdirahin ayaa Daahfurey Mashruuca loo yaqaano Waxbarashada Xaaladaha degdega ee Degmada Baydhabo.

Mashruuca waxaa fulinaya Hey’adaha Care International Somalia, Gredo, iyo Mercy Corps. Waxaa uu socon doonaa muddo hal sano.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here