Mashruuc Lagu daweynayay Xoolaha ku nool Jubaland Oo Lagu Soo gabagabeeyey Kismaayo

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Nuur Cali (Nuuraani) ayaa maanta soo gaba-gabeeyay mashruuca SCRP oo ku dhawaad 18-kii bilood ee lasoo dhaafay ka socday deegaanada Jubbaland iyadoona qabsoomidda mashruuca ay iska kaashanayeen hay’adda NRC iyo Wasaaradda.

Mashruucan uu soo gunaanaday Wasiirka Wasaaradda iyo xubno ka socday hay’adda NRC ayaa ahaa mid wax badan looga qabtay daweynta xoolaha noocyadooda kala duwan si ay Wasaaradu u garab taagnaato dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deeganada Jubbaland.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here