Maamulka Xarunta Halsan Suuq ee Baydhabo Oo Ka Waramey Ganacsigooda

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta ganacsiga ee Halsan Suuq waxey kamid tahay goobaha lagu iibiyo alaab macuunta iyo agabka guryaha noocyadooda kala duwan. Halsan Suuq ayaa looga soo adeeg tagaa qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Baay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here