Dhismaha Dowladda Hoose ee Degmada Dhanaano oo Xarigga Laga Jaray.

0
97

Gudoomiyaha Gobolka Saraar Maxamed Cismaan Xaaji Axmed ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay Dowlada hoose ee Degmada Dhanaano oo ka tirsan Gobolka Saraar.

Waxa ka qeyb galay munaasabada xarig jarka maamulka Degmada Dhanaano Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here