kulan looga hadlayay Awood siinta dhalinyarada oo ka dhacay Baydhabo

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Salman Cali ayaa Magaalada Baydhabo kaga qeyb galay kulaan ku saabsan Awood siinta Dhallinyarada iyo Haweenka Qaar ka Mid ah Dhallinyarada koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here