Iskuul loogu talagalay farsmada gacanta oo laga dhagax-dhiggay Deegaanka Waaciye ee Gobalka karkaar

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhagax-dhiggay iskuul loogu talagalay farsmada gacanta Deegaanka Waaciye ee Gobalka karkaar waxaa ka soo qeyb galay wasiiro ka tirsan Puntland, maamulka Gobolka Karkaar iyo Kan degmada waxaana wax lagu bari doonaa Dhalinyarada Shaqo la,aanta ah si loo yareyo Baahida Shaqo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here