Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo loo qabtay qaar ka mida ciidamada asluubta Jubbaland ee ilaaliya xabsiyada magaalada kismaayo ayna soo qabanqaabisay wasaaradda awqaafta iyo arimaha diinta ee Jubbaland ayaa u jeedkiisu ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa tayada iyo aqoon ciidanka asluubta ee ilaaliyo xabsiyada Kismayo.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady