Dhalinyarada kismaayo oo bilaabay in ay caawiyaan dadkii ay saameysay fataahada Baardheere.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhallinyarada degmada Kismaayo ayaa ka bilaabay magaaladaasi Barnaamij garab istaag loogu muujinayo dadkii waxyeeladu ay kasoo gaartay fatahaadii dhawaan ka dhacday Degmada Baardheere ee gobolka shabeelaha Dhaxe .

Kulan ay ku yeesheen magalada kismaayo ayey waxa aay kaga hadleen inta uusocday kulanka sidii aay ugarab istaagi lahaayen dadkii waxyeelada aay kasoo gartay fatahaadii ka dhacday magaalada Baar-dheere.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here