Xoghayaha ururka Naafada dhuusamareeb oo codsaday in wax laga Qabto biyaha fadhiya wadooyinka Magaalada.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xog-hayaha Ururka Naafada magalada dhuusmareeb ee Caasimadda Galmudug Axmad Ciise Cabdi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dadka naafada ahi ay dhib ku qabaan marista waddooyinka biyuhu fadhiyaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here