Xaflad lagu Abaal marinaayey Arday ku tartameysay Qur’aanka Kariimka Oo lagu Qabtey Baydhabo.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartanka Qur’aan Akhrinta oo ay ku tartameen 28 Arday Laga Soo Xulay Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Oo muddo ka socday Baydhabo ayaa Munaasabada lagu Abaalmarinayo waxaa lagu casuumay Wasarada Diinta iyo Awgafta,Maamuliyasha Madaarista,Culimaa’udiin iyo Waalidiinta Ardayda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here