Jaamacadii ugu horeysay oo lagu baran doono qur’aanka kariimka oo laga hirgelinayo Hargeysa

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxaa ka socda dhismaha jaamacadii ugu horeysay oo loogu talo galay in lagu barto qur’aanka kariimka iyo Axdiista Nabigeenna Maxamed NNKH taasoo hadda dhismaheeda uu marayo heer gabo gabo ah.

Sidoo kale gudaha jaamacaddaha ayaa laga hirgelinaya masaajid weyn oo loogu talo galay inay ku tukadan ardeyda dhigata jaamacadda qur’aanka kariimka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here