Gabar ku nool Baladweyne oo la timid hal abuur ganacsi oo cusub

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iqra Cabdi Geedi oo ka mid ah dhallinyarada magaalada Baladweyne ayaa la timid hal abuur ganacsi iyadoo soo saarta ama sameysa saliida iyo kareemada tinta la marsado.

Kareemada iyo saliida ay soo saarto ayaa ka sameysan nuucyo kala duwan oo ka mid ah dhirta ka baxda dalkeenna.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here