Deeq Raashin ah oo Loo Qeybiyay Qoysas Danyar ah oo ku Nool Xaafada Waaberi ee Dhuusamareeb

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka dhalinyada ah ee Waabari Charity ayaa deeq Raashinka ah oo iskugu jirta qaybaha kale duwan gaarsiiyay qoysas Danyar oo ku nool xafada Waaberi Dhuusamareeb. Deeqdaan oo ahayd wajigii labaad ee olole balaaran oo lagu afurinayo Qoyaysaska danyarta ah ee ku nool xaafadda Waabari ee magaaladda Dhuusamareeb.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here