Wasarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG Oo Amaro Ka Soo Saartay Waqtiyada Aadaanka ee Masaajidada Baydhabo.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa Waxey Amaro Ka Soo Saartey Waqtiyada Aadaanka ee Masaajidada Magalada Baydhabo Waxaana Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Awqaafta Iyo Arimaha Diinta KGS Bare Aadan Abdi oo Shir Jaraa’id uu Qabtay Kaga Hadley Waqtiyada laga wada Aaadami Doona Masaajidada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here