Dhalinyarada Jowhar oo Ka Hadlay Dhibaatada ay leedahay Tahriibka.

0
185

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira dhalinyara soomaaliyeed oo badaankooda ku dhibaateysan dibadaha ayigoo markoodi hore go’aan koodi noqdey in ay tahriibaan balse hada ay ogadeen in aan jirin wax u dhaama wadankooda ayigoo badankoodi waxbarashada uga tagey meel dhaxe.

Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada jowhar ayaa ugu baaqay dhalinta tahriibka u hanqaltaageysa in ay waxbarshada kordhiyaan isla markaana dalkooda iyo dadkooda aaminaan si waalidiinta dhibaato dhaqaale loo horseedin.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here