Haweenka baranaya farsamada gacanta oo ku soo badanaya Degmada Dhoobley.

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Farsamada  gacanta oo ka kooban dhowr nooc waa mid kamid ah adeegyada asaasiga uu ah bulshada waxayna hada shaaqo abuur u noqotay Haween aad u tiro badan Magaalada Dhoobley waxaa ku yaalo xaruumo Lagu barto farsamoyinka gacanta Iyagoona ay jirto mid u gaar ah Haweenka ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here