Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo maanta daah furtay mashruuca taakuleynta iyo afurinta bisha Ramadaan.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Hormuud Salaam foundation ayaa Deeq raashin gaarsiisay Isbitaalka Dr Xabeeb ee Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan dadka qaba xanuunka dhimirka.

Deeqda ayaa iskugu jirtay Bur,Bariis Sokor,Saliid iyo Timir waxaana kafaaideystay in kabadan 180 qof oo kujira xarunta.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here