Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Baladweyne oo ku dhiiratay ineey nolosheeda ka maareeyso dhismaha guryaha

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Farxiyo Xassan Maxamed waa hooyo heysata afar caruur ah islamarkana ay kala tageen caruurteeda Aabahood, waxana nolosha qoyskeeda ay ka mareysa shaqada dhisida guryaha taasoo subax kasta u shaqo taga guryaha laga dhiso xaafaddaha magaalada Baladweyne.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here