Maamulka Degmada Xudur oo ka hadlay Barakaca ka dhashay fatahaada Biyaha Roobka.

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud Aatuu ayaa kormeerey dadka ku nool Xaafadda Buulow iyo Kaamamka magaalada oo saameeyn ku yeeshey Biyaha roobkii ka da’ay magaalada Xudur.

Inta badan Dadkii guryaha Xaafadda Buulow degganaa ayaa ka soo guurey, ayagoo ay guryihii ay ku jireen soo buux-dhaafiyey Biyaha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here