Ururka Dedo Oo Afurin u Sameeyay qoysas barakacayaal ku nool Baydhabo

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Hormarinta Degaanka Dedo Ee Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa Waxey Wadaan Deeq Afurin ah Oo ay U Sameynaayaan Dadka Danyerta ah Ee Ku Nool Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo Waxaana Ururka Horkacaaya Gudoomiyaha Urarka Maxamed Abuurkar Iyo Qaar Ka Mid ah Xubnaha Urarkaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here