Munaasabadda xarig laga jarayay wadada Astaan Hobyo ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Xoghayaha Dowladda Hoose ee Gaalkacyo, xubno ka tirsan golaha deeganka Degmada Gaalkacyo, Odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyiin kale.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ