Bulshada magaalada Dhoobley oo bilaabay u diyaar garowga bisha Ramadaan

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalmo ayaa ka dhimman curashada bisha barakeysan ee Ramadan Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa hadda wada diyaar-garowgi ugu danbeeyay ee ay ku soo dhaweynayaan bisha kheyrka iyo raxmadda ee Ramadan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here