Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada Hoose ayaa deeq raashin ah oo ka Kooban Bur, bariis, Sokor, Saliid , Caano iyo Timir uga qeybisay Mu’asasada Abuubakar Al-Sadiiq 30 qoys oo iskugu jira agoomo iyo kuwa danyar ah.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir