Wasiirka Howlaha Guud DFS Oo bogaadiyey dhismaha wadooyinka ka Socda Magaalada Baydhabo.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud ee Dowlada Faradaalka soomaliya iyo Qaar ka mid ah Wasiirada Howlaha Guud ee Dowlad Gobaleedyada dalka Ayaa Maanta Waxay Kormeereen Mashaariicada Hormarineed ee Ka socda Gudaha Degmada Baydhabo gaar ahaan Dhismaha Wadooyinka Casriga ah ee Hada Socda .

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here