Kalluumeysato ka faa’iideysatay tababar iyo qalab kalluumeysi oo la siiyay

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo aheyd mid lagu wareejinayay 18 doomood oo ah nuuca kalluumeysiga isla markaana loogu talagalay qaar kamid ah dadka qaxootiga ee ku nool magaalada Boosaaso ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka gobolka Bari kan degmada Boosaaso , wasiiro ka tirsan maamulka Puntland iyo xubno kasocday iskaashatooyinka kalluumeysatada Boosaaso.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here