Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo ay Fooda nagu soo heyso Bisha Ramadaan ayaa waxaa Suuqa Baydhabo laga dareemayaa mashquul badan gaar ahaan Suuqa Qudaarta oo ay Bulshada isha ku wada heysa qudaarta la heli doono kuwa aan la heli doonin iyo qiimahooda.
Qudaarta ayaa inta badan ka timaada Gobolka Shaeelaha Hoose halka qaarna ay Baydhabo Duuleedkeeda ka baxaan taasi oo qiimaha suuqa ay ku kala duwan yihiin.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady