Haweeney ku nool Xero Barakac ku taalo Baladweyne Oo Ganacsi ka furatay.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Faadumo Abshir Dhoore oo ka mid ah haweenka degan kaamka doonguduud ee magaalada Baladweyne islamarkana abaarta ka jirta gobolka uga soo hayaantay deegaanka Bukure ee gobolka Hiiraan ayaa kaamka ay degan tahay ka dhax furatay ganacsi yar oo ay ku mareyso nolol maalmeedka qoyskeeda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here