Sheybaarka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo shaqo bilaabay

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo dhawaan Xarunta dhexe ee Sheybaarka Galmudug laga hirgaliyeey magalada dhuusamareeb ee casimaada galmudug ayaa wax kawraabey qaabka ay u shaqeydoonto xarunta Shaybaarkaa dhex ee galmudug madax Shaybaarkaa wasaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada galmudug dr Adnaan Mohamed Ali wax una shegay in laga marmi doono baritaanaddi loo diri jira meelo ka baxsan galmudug.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here