In ka badan 120 Dhalinyaro danyar ah oo ka faa’ideysatay barashada farsamada gacanta

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta Farsamada Gacanta ee Maadfo Waa xarun lagu taba baro dhaliyarada shaqa la’aanta haysta ee ka soo jeeda qoysaska danta yar ee ku nool Magaalada Baydhabo, waxaana xaruntaani lagu bartaa xirfadaha kala ah wadista baaburta iyo Cilad bixintooda,tolista dharka iyo karinta dharka nocyadiisa kala duwan iyo farsamooyin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here