Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyay Qoysas Danyar ah ee ku dhaqan Duleedka Baydhabo.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ku dhow 2 kun Oo qoys Oo saameysey Abaarta ka jirta dalka ayaa waxaa loo qeybiyey Raashiin Sida Bariis Sonkor iyo Saliid kaasi oo ka timid Wasiir ku xigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Saalax Shariif Siidkey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here