Shirkad dhinaca dhismaha ah Oo laga dahfurey Magaalada Dhuusamareeb

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dah furka shirkadda dhsimaha ee Hansoor xarunteeda Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan goliyaasha maamulka galmudug, maamulka caasimadda dhuusamareeb iyo ganacsatada magaalada.

Shirkaddaan ayaa ka shaqeyn doontaa dhismiyaasha wadooyinka iyo guryaha.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here