Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Daawooyinka iyo raashiinka dhacay ayaa hadii ay bulshadu isticmaasho waxaa ka dhalan karaa saameyno caafimaad oo ka dhasha bulshada dhexdeeda, dhaqaatiirta ayaa inta badan ka diga waxyeelada Daawooyinka dhacay iyo in bahda caafimaadka ay bulshada ka ilaaliyaan halista ka dhalan karta daawooyinka iyo raashiinka waqtigooda dhacay.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi