Dhalinyarada Baladweyne ee waxbaratey Oo Sameystey Xirfado ay ku shaqeystaan

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiran ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacaddaha dalka islamarkaan shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.

Dhalinyaradan ayaa markii ay shaqo ku waayeen cilmigii ay ka barteen jamaacadaha Magaalada Baladweyne ka hirgeliyay goobo ganacsi oo u gaar ah kuwaasoo Intooda badan ku iibiyaan agabka waxbarashada sida Qada Printerada , Sabuurada, Qalimaanta , iyo buugaagta

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here