Xaruunta Sheybaarka Dhexe ee Galmudug oo laga daahfurey dhuusamareeb.

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlada goboleedka galmudug ayaa magalada dhuusmareeb ka daah furey Xarunta sheybaarka Dhexe ee Galmudug oo loo sameyey dhismo iyo qalabeyn wanaagsan taasi oo kaalin weyn ka qaadatey hay’ada caafimaadka aduunka ee WHO.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here