ka ganacsiga Kalluunka oo ku soo badanaya Degmada Dhoobley.

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa mudooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay Goobaha lagu iibiyo Kaluunka nocyadiisa kala duwan.

Qaar kamid ah bulshada isticmaasha Kaluunka ee ku nool Degmada Dhoobley oo aan wareysi layeshay ayaan wax kaweydiyay Faa’iidooyinka Kaluunka iyo waxyabaha ay ku door bideen Cunistiisa.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here