Dowladda Hoose ee Xamar oo Bilowday Olole Dhir beeris ah.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo soo celiyo Bilicda Caasimada dalka ee Muqdisho ayaa Waaxda Nadaafada Xamar ee Dowladda Hoose ka bilowdey Olole Dhir beeris Xarunta iskuulka bartamaha Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir,Agaasimaha guud Nadaafadda guud iyo dib u soo celinta dawladaha hoose, Maxamed Suudi Maxamuud oo hormuud ka ahaa ololahan ayaa ka warbixiyay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here