Maamulka Degmada Baraawe oo Bulshada kala hadlay Amaanka iyo horumarinta degmadaasi

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ikulanla oo soo qabanqaabiyey Maamulka Degmada baraawe ayaa looga hadlayay sidii bulushada degmada ugu qeyb qadan lahayeen Amniga Iyo horumarka guud ee degmadaas la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada

Gudoomiyaha degmada Baraawe mudane Libaan Abdukar Cusmaan ayaa ugu baaqay bulshada in ay si dhow u la shaqeyaan laamaha amaanka gaar ahaan Ciidamada Booliska.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here