Baydhabo(Radio Arlaadi)- Agaasimaha guud ee cisbitaalka degmada xudur ee xaruunta gobolka bakool Dr Isaaq Maxamed Nuur Boorow ayaa ka warbixiyey Adeegyada ay Bulshada ka helaan cisbitaalka iyo kuwa aan weli laga hirgelinin ee cisbitaalka degmada weli ka maqan.
Isbitaalka degmada Xudur bulshada waxa ay ka helaan adeegyo lacag la,aan ah waxaana la keena bukaano u baahan mashiinka raajitada oo aan cisbitaalka laheyn iyo Qalabka nocyadiisa kala duwan.
Warbixinta waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir