Shir looga hadlaayey sidii qoysaska danyarta ah loogu Abuuri lahaa Xirfado Oo Baydhabo lagu Qabtay.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay kulan looga hadlay barnaamijka Baxnaano oo ah barnaamij laga caawiyo qoysaska danyarta ah ee ku nool deegaanada sidii ay u heli lahaayeen xirfado ay ku shaqeystaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here