Awaamiir Laga soo saaray Daawooyinka iyo Raashinka Dhacay ee lagu iibiyo Baydhabo.

0
214

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxamed Cali Adan Agaasimaha Waaxda Fayadhowrka Iyo Nadaafada Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa waxa uu kaga hadlay Raashinka iyo daawooyinka Dhacay lagu iibiyo suuqyda Baydhabo, wuxuuna tilmamay in ay wadaan Baaritaan iyo howlgalo lagu naadiifinayo Rashiinka iyo Daawoyinka Dhacay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here