Sidee is dhaxgal loola sameyn karaa dadka Baahiyaha gaarka ah qaba?

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka qaba baahiyaha gaarka ah waxey la mid yihiin kuwa kale ee lixaadkooda uu dhameysan yahay, waxayna leeyihiin wax kasta oo nolosha aas aas u ah.

Waxey mararka qaar la kulmaan faquuq oo uga yimaada kuwa kale taasi oo fogeyn karta in is dhax gal ay sameeyaan dadka baahiyaha gaark ah qaba iyo kuwa lixaadkooda u dhameystiran yahay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here