Daawo yari soo Wajahday Cisbitaalka degmada Balcad.

0
229

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka isbitaalka degmada balcad ayaa codsadey in gargaar daawa ah la soo gaarsiiyo maadama lagu jiro xiliyo kuleel ah.

Hadaba mid ka mid ah dhaqaatiirta ka howlga Isbitaalka degmada balcad ayaa sheegey in isbitaalku u baahanayah gacan qabasho ayidoo bilaawdeen xiliyo kulul ayna dilaaci karaan xanuun uu ka mid yahay shuban biyoodka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here