Haweenka Dhoobley Oo loogu baaqay in ay waxbartaan

0
224

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhawaan ayay ahayd markii jaamacada kismaayo faraceeda dhoobley laga hirgaliyay magaalada dhoobley taasi oo baahi weyn u qabeen da’yarta waxbaraneysa ee ku nool degmada.

Gabdhaha wax ka barta Jaamacada kismaayo faraceeda dhoobley ayaa Gabdhaha kale ugu baaqay inay ka fa’iidaystaan jamacada laga hirgaliyay magaaladooda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here