Kulan Looga hadlaayay Arrimaha Gargaarka Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
165

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan waxaa diirada lagu saaray Xaaladda Arrimaha gurmadka bani’aadanimada gaar ahaan deegaanada Ceelbarde, Buurhakaba & Baydhabo iyo Barakaceyaasha Degmada Baraawe.Waxaa kulanka warbixin faahfaahsan ka jeediyey qeybaha Cuntada, Biyaha iyo WFP.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here