Macalimiinta Dhoobleey oo soo dhaweeyay Qaadashada Macalimiinta cusub

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda waxbarashada XFS ayaa dhawaan Magaalada Muqdisho ka daah furtay hanaanka lagu soo xulayo 3000 kun oo macalin oo ay qaadaneyso Dowalada, hadaba arintan ayaa waxaa soo dhaweyay Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala Magaalada Dhoobley.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here