Arday danyar ah oo fursado waxbarasho bilaash ah ka helay skuulka kanbareej ee Baladweyne.

0
138

In ka badan 50 ardey oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka kanbareej ee magalada Baladweyne Ee Xaruunta Gobalka Hiiraan. Ardeyda ayaa iskuulkaasi waxaa ay ka baraneyaan luuqadaha iyo Caafimaadka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here