Dadka deegaanka Bali-howd oo ku baaqay in Hormarinta waxbarashada laga taageero .

0
164

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)dka deegaanka Balli-howd oo hoos yimaada degma Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa wasaarada waxbarashada XFS iyo midda Galmudug ugu baqay inay ka taageeraan Hormarinta waxbarashada deegaankaas oo hadda dadka deeganka Iskuul si isku tashi ah uga hirgaliyeen deeganka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here