Tababr ku saabsan Tabinta Wararka Dadka baahiyaha gaarka ah qaba Oo Baydhabo ka furmay.

0
155

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah wariyaasha ka shaqeeya warbaahinada Magaalada Baydhabo iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyadoona muhiimadda tababarka uu yahay sidee loo tabin karaa wararka la xiriira dadka baahiyaha qaba.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here