Cisbitaalka Guud ee Degmada Waajid Oo Maanta la dhagax dhigay.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tan iyo Burburkii Dalka kadib Waxaa Degmada Waajid Markii ugu horeysay Maanta laga dhagax dhigay Cisbitaalkii guud ee degmadaasi oo baa’biyay Dagaaladii dalka soo marey

Munaasabada dhagax dhiga waxaa goob joog ka ahaa Maamulka Degmada Waajid iyo Hay,adda ACF oo ka taageereysa Mashruuca dhismaha Cisbitalka guud ee degmada Waajid.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here